Site icon Qaamuus

ereyga

Nadooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.

Nadooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.

Nadooc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nadooc

qaanso | carjaw | isrogrog | masdar | nadooci | nadoocin | nadoocsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version