Site icon Qaamuus

ereyga

Nafaqadarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nafaqaxumo.

Nafaqadarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofku waxa uu cuno iyo waxa jirkiisu u baahanyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafaqadarro

jirxumo | macaluul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version