Site icon Qaamuus

ereyga

Naftihure

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

N. ah: qof naftiisa u hibeeya difaaca dalkiisa, dadkiisa, dantiisa iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naftihure

mintid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version