Site icon Qaamuus

ereyga

Nafto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qaybaha soo baxa mid ka mid ah oo loo adeegsado shidaalka matoorrada diisalka ah. ld naafto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafto

naafto | batrool | doorashada dabeecada |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version