Site icon Qaamuus

ereyga

Namiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nyo, m.dh)

Qof dadka isku dira. ld nabiib¹.

Namiin

Qaabnaxa: f.g.1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga namiin

nabiib | nabiib | nabiibid | nabiibnimo | namiinid | namiinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version