Site icon Qaamuus

ereyga

Naqash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xarar ama midab wax lagu qurxiyo.

Naqash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qshay, -qashtay; -qshi)

Wax xardhid ama midab ku qurxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqash

big | cimaamad | naqshad | naqshid | xarad | xarar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version