Naqayso
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho. 2. (f.mg) Naq daaqid (xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqayso ↴
naqaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg