Site icon Qaamuus

ereyga

Naqdi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dood looga faalloodo wax wanaaggiisa ama dhalliishiisa. 2. ld naqad.

Naqdi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday, -iyi)

Wax wanaaggiisa ama dhaliishiisa sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqdi

naqad | naqdiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version