Site icon Qaamuus

ereyga

Naqsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax la celiyay ahaansho. 2. Gar la xalliyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqsan

naqsanaan | naqsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version