Naqshad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Naqash. 2. Shaxan tilmaamaya hab ay wax u dhisanyihiin, ama u samaysanyihiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqshad ↴
jaan | baraley | casaan | googgoos | liin | mardin | naqshadayn | naqshadee | siinad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg