Site icon Qaamuus

ereyga

Naqso

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. (f.g) Wax dib u soo ceshasho. 2. (f.g) Quraan akhrisasho. 3. (f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqso

calannaqso | calyannaqso | naqsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version