Site icon Qaamuus

ereyga

Naqtiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.

Naqtiin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay)

Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naqtiin

horujeed | naqtiimid | naqtiimo | naqtiinsad | naqtiinsasho | naqtiinso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version