Nas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo. 2. (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nas ↴
ibaguryee | ka | jabaq | naashnaash | naashnaash | naashnaashan | naashnaashi | naashnaashi | naashnaashid | naashnaashin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg