Site icon Qaamuus

ereyga

Nasab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasab

aji | lafti | nasabnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version