Site icon Qaamuus

ereyga

Neecaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hawo qabow oo nadiif ah; laydh. ld naacaw.

Neecaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neecaw

naacaabin | naacawsasho | naacawso | ur | cawd | geyre | layr | neecawsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version