Nidaamdarro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hab iyo hannaan la raaco la'aan. ld nadaamdarro, nadaam-la'aan, nidaam-la'aan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nidaamdarro ↴
nadaamdarro | nadaam-la'aan | nidaamla'aan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg