Nikaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.
Nikaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nikaax ↴
nikaaxi | nikaaxid | nikaaxin | nikaaxsan | nikaaxsanaan | nikaaxsanaansho | nikaaxsasho | nikaaxso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg