Site icon Qaamuus

ereyga

Ningax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.

Ningax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -gixi)

Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ningax

lingax | lingax | lingaxan | lingaxasho | lingaxnaan | lingaxnaansho | lingaxo | niggax | niggax | niggaxan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version