Nisbee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)U n.: wax inuu wax kale ka soo jeedo u aqoonsasho. Tus. “Deeqsinimada Cali waxaa loo nisbeeyaa aabbihiis”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nisbee ↴
galbeedi | nisbeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg