Site icon Qaamuus

ereyga

Niyajab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.

Niyajab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyajab

nafsadjab | nafsadjab | niyadjab | niyadjab | niyadjabsan | niyadjabsanaan | niyadjabsanaansho | niyajabsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version