Site icon Qaamuus

ereyga

Niyaxumow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyaxumow

niyadxumow | niyaxumaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version