Site icon Qaamuus

ereyga

Noobiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhismo dheer oo nal iftiima oo midabbo kala duwan leh oo xeebaha iyo jasiiradaha lagu dhiso si maraakiibta, doonyaha iwm uga qiyaas qaataan; munaarad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noobiyad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version