Noog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.
Noog
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Hawl darteed tamar yarayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noog ↴
daal | daal | daali | daallan | in | mannooge | noogan | noogid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg