Site icon Qaamuus

ereyga

Noole

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noole

bakhti-ku-baxe | bakteeriya | baradii-ku-noole | batoojin | biyood | boodh | borookaariyootig | caanoole | caanooley | cayayaandile |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version