Site icon Qaamuus

ereyga

Noole jirro-dhaliye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noole jirro-dhaliye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version