Nooli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.
Nooli
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld noolaan.
Nooli
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lyay, -liday; -lyi)Cid lacag ay baabur, diyaarad ama markab ku raacdo siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nooli ↴
waaf | waagii macdanka | alalaxi | nool | noolaan | noola-ohis | noolyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg