Site icon Qaamuus

ereyga

Noolow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noolow

noolaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version