Nootaayo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Nin ka shaqaaya xafiiska nootaayada.
Nootaayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Xafiis awood loo siiyey in uu u sharciyeeyo dadweynaha waxyaabaha ay kala beddelanayaan ama dhaxalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nootaayo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg