Noqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qtay, -qotay)1. Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho. 2. Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho. 3. Ilmo yar saqiirid. 4. La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho. 5. La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho. 6. Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noqo ↴
aabburan | aafow | ibajitow | qaaban | raabakh | ebyan | baabbah | naabnaab | oggolow | taabbaqaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg