Nugul
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
Nugul
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-glaa, -glayd)Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nugul ↴
raalliyo | baangad | baranugul | baraqnugul | beernugul | caycay | daruurnugul | dhegannugul | dhegawaddan | dhiifoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg