Site icon Qaamuus

ereyga

Nujub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-biin, m.l)

1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.

Nujub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Ku n.: wax aragtidooda nasiibdarro kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nujub

nujubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version