Nus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. Tus. “N. kiilo bariis ah”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nus ↴
ununush | afcaan | aqlabiyad | bar | gunuunus | gunuunus | gunuunusid | isdhin | isdhin | iskubaano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg