Nuugid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg nuug. ld nuugmo.
Nuugid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Nuugidda soohyadu nuugaan biyaha iyo walaxda kale ee jirku u bahanyahay. Cunnada nafaqadeeda waxa laga nuugaa xubnaha dheefshiidka waxayna raacdaa dhiigga iyo liinfada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuugid ↴
ibitiiliyam | dhaari | dharaqso | dharqi | doori | garaac | goofaadhi | guri | jaq | kulqaate |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg