Nuugitaannimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Sumad . (Syn. la micnotahay isirka nuugidda). Cabbirka kartida walaxi ay ku nuugto kaah, waana saamiga kaaha ama burqad iftiimeedka la nuugay iyo kaaha ama burqad iftiimeedka abbaaraa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuugitaannimo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg