Nuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga. 2. ld na'.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuun ↴
caadoxanuun | qaanuun | unuun | unuungoo | unuungoyn | unuunuf | unuunuf | unuunufid | anuun | caloolxanuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg