Nuurad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
Nuurad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Kaalsiyam.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuurad ↴
tabaashiir | cad | dhagax-nuuradeed | dolmayt | gaantay | galaal | galaal | hogdhagax | malaas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg