Nuuradaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuuradaysan ↴
nuuriyadaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg