Site icon Qaamuus

ereyga

Oksiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

(baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oksiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version