Oktet
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oktet ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg