Ololi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dab olol u yeelid. 2. Wax dab qabadsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ololi ↴
ololid | ololin | xabaalnololi | xabaalnololin | awlee | babbi | bololid | dhololid | galoof-olol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg