ololin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg ololi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ololin ↴
xabaalnololin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaalnololi.
huri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab shididdiisa bilaabid. 2. Dab ololin.
kaarboon laba-ogsaydh [m.l]
(kiim.) Neef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku badantahay. Neef-qaadashaduna way soo saartaa neeftaasi. Kaarboon laba-ogsaydhka ku jira atmosfeerku waa 0.03% mug ahaan, dhirtuna waxay u rogtaa kaarboo-haydareytyo marka footoosintasisku dhacayo.
qixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed. 2. Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg