oofi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ballan, arrin iwm fulin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofi ↴
oofaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof oofi hayso ahaansho.
oofin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofi.
tafantoofid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafantoof².
yoofil [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.
bayhoofid [m.f.dh]
eeg bayhoof.
caroofi [m.l]
C. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.
daroofid [m.f.dh]
eeg daroof².
dhoofi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof dal kale u dirid. 2. Badeeco dal kale u iibgeyn.
dhoofid [m.f.dh]
eeg dhoof². ld dhoof¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg