Site icon Qaamuus

ereyga

Oofwareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oofwareen

qaarjeex | jeeniwareen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version