Site icon Qaamuus

ereyga

Oog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iftiinka ugu horreeya ee tilmaama waaberiga.

Oog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

1. Subaxnimo. 2. Dab weyn oo sida badan loo shido in la isaga digo colaad. 3. Calaamad cad oo ay lo'da qaarkeed wejiga ku yeelato.

Oog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Dab weyn shidid. 2. Dacwo, rabsho iwm abaabulid. 3. Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oog

laab | maab | saab | og | waabaayo | waabari | xaad | eed | haar | haaruf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version