Site icon Qaamuus

ereyga

Oogo-dhul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin-dhul, m.l)

1. (jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa. 2. (jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40 km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oogo-dhul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version