Oohin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg oohi. ld boohin.
Oohin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareen qofka ilmo ka keena.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oohin ↴
yaboohin | oohi | aammusi | beercaddaad | boohin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg