Ool
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Degaan; reer meel wada yaal.
Ool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay, -ooshay)1. ld aal 2. Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
Afar Goolleey*
waa ciyaar ay hal mar 4 laacib oo iska soo wada horjeeda garoonka wada galaan mid walbana laga rabo inuu goolkiisa difaacdo, goolalna ka dhaliyo 3da kale. Farsamada ay ciyaartan caanka ku tahay waa in la wada weeraro qofka kubbadda wata. FG: Waana bilaa garsoore.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
qaaxoolaji*
Macnaha ereygan cidii garaneysa fadhlan kasoo jawaaba.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hankool*
waxaa loo isticmaalaa reera marka uu guuro ayaa ooda lagu oodayo xaalaha ama xitaa guriga reerka marka gudinta lagu soo jaro ayaa lagu soo jiidaa ka dibna isla ayadii ayaa lagu dhisaa moorada xooolaha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ool ↴
aal | ibadaboole | ibadaboolo | aallid | baabbah | taabbaqaad | yaallin | baadibooliye | daacuun-calooleed | daacuuncaloolo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg