Oomane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)(c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo ama gobol uu roobku ku yaryahay oo uu deegaanta si liidata ugu filanyahay. Mararka qaarkood waxaa lagu isticmaalaa meelaha celceliska roobku ka yaryahay 250 mm (10 hiisk).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oomane ↴
oomane-u-eke | dhacaro | dharaaroomane | dharaaroomanee | jawi | jidhi | kayn-badhaale | qalax | qarax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg