Oomi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oomi ↴
ebyoomid | kaadi-ku-ceshoomid | kaaftoomid | laalacshoomid | ohoomi | ohoomin | oomid | oomin | oomiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg