Site icon Qaamuus

ereyga

Oomman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Cid wax oon hayo ahaansho. 2. Cid wax si aad ah wax ugu baahan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oomman

olol | olol | omos | oomasoore | oommanaan | oommanaansho | oommane | oommanoobid | oommanow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version